Skip to product information
The Lion and the Fox

The Lion and the Fox

70,00 DKK

The Lion and the Fox - Libaax iyo Dacawo 

During a terrible drought, a hungry lion and his clever fox companion devise a plan to survive. Spotting a well-fed donkey nearby, the fox uses flattery and lies to lure him closer - again and again. But trust has consequences, and cunning can be cruel. A classic Somali folktale about deception, power, and the danger of believing false promises.

Xilli abaar daran ah, libaax gaajaysan iyo dacawo caqli badan ayaa qorshe sameeya si ay u noolaadaan. Markay arkaan dameer kali ah oo si fiican u nool, dacawadu waxay adeegsanaysaa khiyaano iyo hadal macaan si ay ugu soo dhowaato. Laakiin kalsooni la siiyo qof qaldan waxay keentaa cawaaqib xun. Waa sheeko fac weyn oo ka digaysa khiyaano, awood, iyo ballan been ah.

More from Walaalo