Skip to product information
The Cat Who Found a Mother

The Cat Who Found a Mother

70,00 DKK

The Cat Who Found a Mother - Bisadii hooyadii ka badbaay 

Searching for safety and protection, a small cat chooses to live with a powerful elephant. But when the elephant is defeated by a human, the cat follows the man and discovers something unexpected - a home, food, and a caring mother figure. A gentle folktale about survival, adaptation, and finding safety in unexpected places.

Bisad yar oo raadinaysa cid ay ku nabadgasho ayaa dooratay inay la noolaato maroodi xoog leh. Markii maroodigii uu ku dhacay gacan bini’aadam, bisaddii way daba raacday ninkii, halkaasna waxay ka heshay hoy, cunto, iyo hooyo ay ku badbaaddo. Waa sheeko diirran oo ka hadlaysa badbaado, la qabsasho, iyo meel uu qofku ku nasto.

More from Walaalo