Skip to product information
The Brave Little Fish

The Brave Little Fish

70,00 DKK

The Brave Little Fish - Kaluunkii Geesiga Aha:

When the King of the Fish becomes dangerously ill, a small but determined fish sets out on a brave mission to save him. Told that only a monkey’s heart can cure the king, the young fish swims to where the sea meets the mountains and invites a monkey to the underwater kingdom. But when the truth is revealed, cleverness meets cleverness - and the plan takes an unexpected turn.
A timeless folktale about intelligence, deception, and the consequences of one’s choices.

Markii boqorkii kaluunka si daran u xanuunsaday, kaluun yar oo geesi ah ayaa go’aansaday inuu badbaadiyo. Waxaa loo sheegay in boqorku ku bogsanayo wadno daanyeer, sidaas darteed kaluunkii yar wuxuu u safaray halka ay badda iyo buuruhu iska galaan, isagoo daanyeer ku khiyaamay casuumaad boqortooyo. Markii runta la sheegayse, caqli ayaa caqli la kulmay, sheekaduna waxay yeelatay dhammaad lama filaan ah. Waa sheeko fac weyn oo ka hadlaysa xeelad, garasho, iyo cawaaqibka khiyaamada.

More from Walaalo